Dowladda oo soo Dhaweysay Safiirka Maraykanka

Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa shalay Katherine Dhanani u magcaabay safiirka cusub ee dalka Maraykanka u fadhiya Somalia, waxayna noqonaysaa safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanku Somalia u magcaabo tan iyo 1991kii.

Dowladda Somalia ayaa iyna soo dhaweysay magacaabista safiirkan. Caasha Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somalia Cabdisalaan Hadliye Cumar. Wareysiga ka dhageyso xagga hoose ee qoraalkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya