US: Xawaaladaha Somalida oo Joojiyey Lacag Diristii

Ururka ay ku mideysanyihiin Xawilaadaha dalka Mareykanka ee SUMSA ayaa manta ku dhawaaqay inay gabi ahaanba joojiyeen shaqadii xawilaadda iyo lacagihii ay dadku u diri jireen dibadda dalka Mareykanka.

Haddaba Maxamuud Mascadde ayaa Go'aanka ay soo saareen ururka xawilaadeyda ka wareystay Xoghayaha ururkaas Cabdirisaaq Canshuur, wuxuuna ugu horrayn weydiiyey ujeedada ay shaqada u joojiyeen:

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga Xawaaladleyda