Dad Loo Qabtay Dilal ka Dhacay Muqdisho

Mas’uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen saddex qof oo looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen toogasho ka dhacday Muqdisho.

Toogashadaas oo lagula beegsaday maalintii Isniintii ka afar ka tirsan shaqaalaha saadaasha hawada iyo toogasho kale oo maanta askari ka tirrsan booliiska loogu gaystay agagaarka isgoyska Baar Ubax ee Muqdisho.

Dawladda ayaa dadkaasi la soo qabtay maanta soo bandhigtay.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku saabsan howlgallada booliska ee Muqdisho