Wareysi Gaar ah: Xeer Ilaaliye Andy Luger

Wareysi gaar ah oo Idaacadda VOA ay la yeelatay Xeer Ilaaliyaha Dawladda Maraykanka, laantiisa gobolka Minnesota, Andrew Luger ayaa waxa uu kaga hadlay muhiimadda uu leeyahay shirka berri ka dhacaya magaalada Washington ee lagaga hadlayo xagjirnimada.

Wareysiga waxa qaaday Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Xeer Ilaaliye Luger