Wicitaanka: Eng. Maxamud Jamac Xamud.

  • Ismail Mohamed

Wicitaanka

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Eng. Maxamuud Jaamac Xaamud oo la talinta iyo taakuleynta bukaanka ka yimaada waddamada Islaamka u qaabilsan xarunta Mayo Clinic ee ku taalla MN.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso lifaaqa hoos ka muuqda.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha