VOA Somali oo 8 Sano Jirsatay

VOA Somali

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Sannadguurada 8aad ee VOA

Laanta Afka Soomaliga ee VOA ayaa maanta u dabbaaldegaysa 8-sano guuradi ka soo wareegataya markii dib loo furay markale bishii February 12-keedii sannadkii 2007.

Haddaba Barnaamij ku saabsan sannad guurada sideedaad ee idaacadda waxaa innoo soo diyaariyey Cabdicasiis Xuseen Cismaan: