Xildhibaan Magaalada Muqdisho lagu Dilay

Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre oo muddo dheer ku jiray baarlamaanka Somalia ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho, iyada oo dilkaasna uu ururka Alshabab sheegtay.

Waa xildhibaankii ugu horeeyey ee sanadkan lagu dilo magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dilka Xildhibaanka