Faaqidaadda Ciyaaraha

Koobkii Qaramada Africa ee kubadda cagta ayaa waxaa ku guulaystay xulka qaranka ee Ivory Coast oo ka badisay Ghana.

Faahfaahinta warkaasi ka dhegayso barnaamijka faaqidaadda ciyaaraha ee todobaadkan oo aad ka heli kartid qaybta hoose ee boggan:-

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Ciyaaraha