Faaqidaada: Xukuumadda Cusub iyo Baarlamaanka

Barnaamijka faaqidaada waxaanu todobaadkan ku eegaynaa xukuumadda uu soo dhisay R/wasaare Cumar Cabdirashiid iyo caqabadaha ay kala kulmi karaan Baarlamaanka oo la hor keeni doono si uu u ansixiyo.

Barnaamijka waxaa ka qayb galaya Xildhibaan C/Caziiz Sh Yuusuf, Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye iyo Prof Xuseen Warsame.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Barnaamijka Faaqidadda Todobaadka