Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #246

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsanyahay gabyaagii hore iyo maansooyinkii ku digashada . iyo jawaabaha ay gabyaaga ka bixiyaan hadba xaaladda ay markaa bulshadu ku sugantahay.

Barnaamijka waxa inoo haya Axmed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijkeena Dhaqanka iyo Hidaha