Qorista af Soomaaliga oo la Xusay

Xuska Farta Somaliga

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan ballaadhan oo lagu xusayey sannadguurada 42aad ee ka soo wareegtay markii la qoray farta Soomaaliga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgelayey munaasibaddaas ayaa ku baaqay in xafiisyada dawladda laga isticmaalo luqadda Soomaaliga xilli ay ku hadalka luqadaha Ingiriiska iyo Carabigu kusoo badanayaan xafisiyada dawladda iyo goobaha waxbarshadaba.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xuska Afka Soomaaliga