13,000 oo ka Qalinjebiyey Jaamacadda Makerere

Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda waxaa shalay ka qalin-jebiyey arday gaadhaysa illaa 13,000.

Ardaydaas waxaa ku jira illaa shan arday oo Soomaali ah oo bartay cilmiga Xanaanaynta iyo Daawaynta Xoolaha, iyada oo ardaydaas ay waxbarashada ka bixiyeen urur Goboleedka IGAD.

Haddaba mid ka mida dhakhaatiirtaas baratay Cilmiga Xoolaha ee Shalay qalinjebiyey waxaa ka mida Cabdi-Deeq Maxamuud Yuusuf wuxuuna khadka telefoonka ugu waramay isaga oo Kampala ku sugan Ismaaciil Xuseen Farjar​

Your browser doesn’t support HTML5

Arday Baratay Cilmiga Xannaanaynta Xoolaha