Maxamed Axmed Kuluc oo Geeriyooday

Maxamed Axmed Kuluc

Alle ha u naxariistee waxaa geeriyooday Fanaankii caanka ahaa a Maxamed Axmed Kuluc oo waayadanba xanuunsanayey. Fanaanka ayaa ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa.

Inkasta oo waayadanba uu xanuunsanayey Marxuum Maxamed Axmed Kuluc haddana laba maalmood ka hor ayay ahayd markii ugu dambaysay ee uu ka soo muuqdo goob la isugu yimaddo isaga oo ka qaybgelayey xaflad qado sharaf ah oo ay qabatay Wasaaradda Warfaafinta ee Somaliland.

Taariikh nololeedka Fanaanka iyo weliba waayihiisii fanka warbixintan waxaa ku eegaya Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye

Your browser doesn’t support HTML5

Geerida Maxamed Axmed Kuluc