Barnaamijka Cawayska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington waxaan todobaadkan idinkugu heynaa sheekooyin maad iyo qosol leh iyo dabcan suugaantii barnaamijka qeybta ka aheyd.

Barnaamijka oo ay soo jeedinayso Sahra Ciidle Nuur halkan hoose ka dhegeyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington