Dhacdooyinkii Soomaaliya ee 2014

Waa Barnaamij Gaar ah oo aanu ku eegayno dhacdooyinkii ugu waa waynaa ee Somaliya ka dhacay sanadka 2014 ee sii dhamaanaya.

Barnaamijka waxa soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadem waxaana la soo jeedinaya Xuseen barre Aadem.

Halkan ka dhegayso barnaamijka oo dhan.

Your browser doesn’t support HTML5

Year End