Waraysi Gaar ah: RW hore Cabdiweli Sheekh

RW hore ee xilka baneenay, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa Waraysi gaar ah oo uu VOA siiyey madaxweynmaha iyo RW cusub ugu baaqay inay khilaaf iska ilaaliyaan.

Wareysigan wuxuu kaloo kaga hadlau khilaafkii isaga iyo madaxweynaha.

Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu sheegay in siyaasadda uu ku sii jiri doono si uu dalka wax ugu qabto.

Cabdicasiis Xuseen Cismaan ayaa Cabdiweli Sheekh Axmed khadka taleefonak ee Muqdisho ku wareystay. Qeybta hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga RW hore Cabdiweli Sheekh