Halista Daawooyinka Been Abuurka ah

Inta badan dadka daneeya arrimaha caafimaadka ayaa dhaliila tayada dawooyinka la keeno Somaliland, kuwaas oo ku dooda inaanay jirin hubin sax ah oo lagu sameeyo dawooyinkaasi, halka kuwo kalena ay ka soo horjeedaan aragtidaas.

Dawooyinka tayadoodu liidato ee la geeyo Somalia ayaa dhibaato ba’an ku haya dadka, haddaba waxa Warbixintan soo socota waxa arrintaasi ku eegaya weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan Daawooyinka aan saxda ahayn