Australia: Gabdho Soomaali ah oo ku Biiray ISIS

Warbaahinta dalka Australia ayaa maanta qortay in labo gabdhood oo Soomaali ah, da’dooduna ay kala tahay 18 iyo 20 sano ay u socdaaleen si ay ugu biiraan kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq. Labadan gabdhood oo ka tagey magaalada Sydney ayaa warbaahintu qortay inay dalka ka baxeen labol toddobaad ka hor.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa arrintaas ka wareystay Xasan Jaamac oo ah wariye ka hawlgala Idaacadda SPS laanteeda afka Soomaaliga oo ka hawlgasha magaalada Sydney ee dalka Australia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Gabdhaha Soomaalida