Dagaallo ka Dhacay Galguduud

Dagaallo ka Dhacay Galguduud

Magaalada Dhuusa-mareeb iyo degmada Guriceel ee bartamaha Soomaaliya waxaa maanta markii labaad ka dhacay dagaallo sababay dhimasho oo u dhaxeeyo ciidamada Somalia iyo maleeshiyo taabacsan ururka ahlu-sunna.

Maamulka gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaalka maanta ay ku qabsadeen gacan ku haynta magaalada Dhuusa-mareeb.

Qaybtan hoose ka dhegayso warbixin arrintaasi ku saabsan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku saabsan Dagaallo ka dhacay Galguduud