Somaliland: Xarun Dhalinyaro oo la Furay

Xaruunta Dhalinyarada Somaliland

Dhalinyarada Somaliland ayaa markii u horaysay yeelanaya xarun si gaar ah loogu dhisay looguna qalabeeyay taasi oo ka qayb qaadan doonta dhinacyada tobabarada, kobcinta xirfadaha,iyo wacyigalintaba dhalinyarad.

Dhismahan ayaa maanta waxa si rasmi ah u furay madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Warbixin ku saabsan Xaruunta Dhalinyarada ee Somaliland