Falanqeyn: Kalsooni kala Noqoshada RW

Madaxweynihii hore Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Madaxa machadka Heritage ee Muqdisho ayaa falanqeynaya go'aanka baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonidii kala noqday Ra'iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

Cabdiqaasim ayaa ku taliyay in wax laga baddalo dastuurka si looga baaqsado khilaafka mar kasta soo kala dhexgala madaxa dowladda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Falanqayn ku saabsan Kalsooni kala noqoshada R/wasaaraha