Dagaallo ka Dhacay Bartamaha Soomaaliya

dagaal

15 qof ayaa dhintay 25 kalena way dhaawacmeen dagaal beelleedyo ka dhacay deegaanno u dhow degmada Xaradheere ee gobolka Mudug.

Dagaalkan ayaa ka dhashay muran dhinaca dhulka daaqsiinka ah oo ay isku haystaan dadka reer guuraaga ah ee halkaasi dagan.

Wararka ayaa sheegaya in dadkii dagaalladan ku dhaawacmay la gaarsiiyay magaallooyinka Cadaado iyo Dhuusa-mareeb.

wareysiyo aan la kala yeelanay Ugaaska beesha Ceyr, ugaas Xassan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo ka mid ah hogaamiyeyaasha dhaqanka ee gobolka iyo qof sheegay inuu goob joog u ahaa dagaalka halka hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Ugaas Xassan Ugaas Maxmed


Wareysiga Joob joogaha dagaalka Gobolada Dhexe.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Goob jooge dagaalka Mudug