Khilaafkii G/Wakiilada Somaliland oo La Xaliyay

Somaliland: Lacag Note ah oo Cusub

Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta laalay oo xal ka gaaray mooshin xilka looga qaadayay guddoomiyaha Glaha.

Mooshinkaas ayaa waxaa todobaadkii hore Golaha u soo gudbiyay qaar ka tirsan xubnaha Golaha Wakiiladda.

Guddi ka tirsan aqalka odoyaasha oo labada dhinac dhex-dhexaadiyay ayaa maanta soo afjaray khilaafkaasi. warbixin uu wariyeheena VOAda Cabdixakiin Maxamud Shirwac noo soo diray halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Golaha Wakiilada Somaliland