Guddoomiye Jawaari: Dadaal ayaan Wadnaa

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wada dadaal uu ku doonayo inuu xal ugu helo khilaafka madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo RW-e Cabdiwali Sheekh Axmed. Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo labadiisa kuxigeen ayaa kulamo gooni-gooni ah la lahaa xildhibaannada mooshinka RW ka keenay iyo diidan.

Haddaba Maxamed Cabdi Sandhere ayaa inoo haya warbixin ka hadlaysa waxyaabihii Guddoonku uu kala kulmay xildhibaanadii uu la kulmay.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaboojinta Xiisadda Siyaasadeed