Martida: Muranka Maamulada Koonfur Galbeed

Suuqa Baydhabo

Barnaamijkeena Martida Makaroofanka waxaan ku soo qaadaneynaa wareysiyo aan la kala yeelanay Madoobe Nuunow Maxamed oo madax ka ah maamul sheegta lix gobol oo ka dhisan koonfur galbeed Somalia iyo Maxamed Xassan Fiqi oo isna madax u ah guddiga faramada ee maamul u sameynta sadex gobol oo ay yeeshaan Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose .

Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ee qoraalkeena ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnamijka Martida