Martida: Ambassador Cawaale Cali Kulane

Barnaamijkeena Martida Makaroofanka waxa uu todobaadkan ku saabsanyahay qaraar shalay ka soo baxay Golaha Amaanka ee QM oo ku saabsanaa Somalia.Waxaana barnaamijka marti ku ah danjire ku xigeenka Somalia u fahdiya QM . Ambassador Cawaale Cali Kulane.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Barnaamijkii Martida Makrafoonka