Wicitaanka: Xanuunka Ebolaha iyo Soomaaliya

Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Cismaan Maxamuud Axmed Xaraare oo ku taqasusay cudurrada carruuta iyo kuwa faafa oo ka jawaabaya su’aalo ku saabsan walaaca ay dadka Soomaalida ah ka qabaan xanuunka Ebolaha oo cabsi wayn ku haya guud ahaan dunida.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

WICITAANKA DHAGEYSTAHA