Martida:Bashiir Ciise Cali

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti inuugu ah Bashiir Ciise Cali, Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia. Waxaa uu Bashiir ka hadlayaa hanaanka maaliyadda Somalia, sida bangiga uu u shaqeeyo iyo eedaha mararka qaar loo soo jeediyo hay'adaha maaliyadda ee dowladda.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida