Kay: Khillafka Siyaasadeed Waa Halista Somalia

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nikolas Kay ayaa shalay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Somalia.

Mr. Kay ayaa ka hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada dowladda Somalia kuwa amisom kaga qabsadeen al-sbabab deegaano ay horey u hesatay, Khilaafka siyaasadeed ee madaxda Somalia , iyo qorshaha higsiga Somalia ee 2016ka.

Warbixin ku saabsan khudbadda Mr. Kay waxaa inoo haya wariyeheena Maxamed Colaad Xassan. Hoosta qoraalka ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Kay ee Somalia