Waraysi: Jeneraal Galaal

Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Soomaaliya ayaa dhowaan ururka al-Shabab ka qabsaday magaalada muhiimka ah ee Baraawe, Hase yeeshee khubarada dhinaca milatariga ayaa muujiyey inaysan ku qanacsanayn istiraatijiyada dagaal ee ka dhanka ah ururka al-Shabab.

Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Taliyayaahsii hore ee ciidamada Soomaaliya ayaa VOA uga warramay caqabadaha hortaaggan istraatiijiyadaha dagaalka ee ka dhanka al Shabaab iyo sida ay al-Shabab kusii wadi karaan dagaalka.

Waraysiga Janaraal Galaal oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Waraysiga Jeneraal Galaal