Keydkii Shiidaalka ee G. Sh. Dhexe oo Gubtay

Magaalada Jowhar waxaa ka kacay dab laxaad leh kaas oo burburiyey gebi ahaan goobihii Kaydka Shidaalka ee maamulka Gobolka, waxaana gebi ahaan goobtaas ku baaba’ay dhammaan shidaalkii halkaas yaallay. Guddoomiye ku Xigeenka gobolka Shabeelada Dhexe Cali Cismaan Ciiley ayaa u waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dabka Jowhar