Beyle: Waxaan Xiraynaa 9 Safaaradood

Wasiirka Arrimaha Dibedda C/raxmaan Beyle

Wasiirka Arrimaha dibedda Somalia, C/raxmaan Beyle ayaa sheegay in dowladdu ay dhaqaale yari darteed si KMG ah u xirayso 9 safaaradood oo ay Somalia ku leedahay dibedda.

Safaaradaha la xirayo waxaa ka mid ah, Koonfurta Sudan, Libya, Syria, Malesia, Indonesia, Rwanda, Burundi, Tanzania iyo Germany.

Beyle wuxuu sheegay in safaaraddaha dibedda Somalia uga furan lagu soo koobay 31 safaaradood.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Waraysi VOA la yeelatay wasiirka arrimaha dibadda ee Somalia