In ku dhow 3 Malyuun oo Xujey ah ayaa maanta istaagay oo isugu soo uruuray buurta Carafo, halkaasi oo ay ku duceysanayeen kuna dalbanayeen cafis. Dhaqan Guure Warsame oo ka tagtay Minnesota ayaa VOA uga warrantay dareenka xujeyda taagnaa Banka Carafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso wareysiga Xujeyda taagnaa Buurta Carafo
Your browser doesn’t support HTML5
Video: Buurta Carafo