Switzerland oo Dhaqaale u Ballanqaaday Somaliland

Dawlada Switzerland ayaa maanta sheegtay in ay laba million oo dollar ku kordhin doonaan dhaqaalaha laga maalgaliyo Somaliland ee ay gacanta ku hayaan baanka aduunka ee loo yaqaan Trust Fund.

Go’aankaasi waxaa maanta shaaca ka qaadey wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee Switzerland , Yves Rossier iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku tegey magaalada Hargeisa, kulanna la yeeshey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

Faahfahinta warkan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso warbixin ku saabsan Wafdi Swiss ah oo booqday Somaliland