Somaliland oo Dhaliishay DFS

madaxweyne Xasan - madaxweyne Siilaanyo

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Dawladda Faderaalka ah ee Somalia ku eedeyay in ay ka war wareegayaan miiska wadahadalada ee labada dhinac.

Siilaanyo ayaa sidaasi ka sheegay isaga oo ka qayb galayay munaasibad qalin jabinta ardayda jaamacadda Hargeisa.

Hadalkani ayaa ku soo beegmaya xili ay dhawr jeer dib u dhaceen wada hadaladiii u dhexeeyey labada dhinac oo waqtigii lagu balansanaa uu hada muddo dhaafay.

Faahfahinta warkan hoos ka dheagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso warbixin ku saabsan Somaliland oo Eeedaysay D.F.Somalia