UNHCR oo Qaxooti ku Celineysa Somalia

Hey'adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa shaacisay in dhawaantan ay qorsheyneyso iney billowdo dib u celinta Qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan dalka Yemen.

Laakiin hey'addu ma sheegin goobaha ay dadka dib u noqoshada doonaya ku celineyso.

Jacfar Kukay ayaa warbixintan ka soo direy magaalada Sanca.

Your browser doesn’t support HTML5

SOMALI REFUGEES IN YEMEN