Xasan: Waan Kala Aragti Duwannahay R/wasaaraha

Madaxweyne Xasan iyo Ra'iisul-wasaare Cabdiweli

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu jiro kala duwanaansho xagga fikirka ah oo kala dhaxeeya Ra’isul wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed.

Madaxweynaha oo VOAd siiyay wareysi ayaa sheegay in khilaafka isaga iyo ra’isul wasaaraha uusan gaarsiisneyn heer culus, wuxuuse sheegay in ay ku xalin doonaan khilaafkooda iyagoo u maraya shuruucda u degsan dalka iyo dhaqanka Somalida.

Weriye Daud Aweys ayaa madaxweynaha ku wareystay New York.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso: Wareysiga Madaxweyne Xasan.