Barnaamijka Martida iyo Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo barnaamijka Martida ka qeybgalay ayaa ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin xaaladda Somalia iyo waliba kala aragti duwanaasho la sheegay inay ka dhex-jirta isaga iyo ra'iisul-wasaaraha.

Weriyaha VOA Daud Aweys ayaa madaxweynaha kula kulmay magaalada New York.

Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhammeystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida iyo Madaxweyne Xasan Sheekh