Wicitaanka: C/raxmaan Beyle

  • Falastin Iman

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/raxmaan Beyle oo inta badan su’aalo laga waydiin doono heeso uu sameeyay oo u badan kuwo waddani ah.

Barnaamijka oo xiiso gaar ah xambaarsan ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha