Barnaamijka Martida iyo Mayran Cariif

Maryan Cariif

Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Maryan Cariif Qaasim oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka madaxna u ah guddiga baarlamaanka ee dastuurka.

Maryan waxay ka hadlaysaa howsha dhammeystrka dastuurka iyo waliba sida ay suurtagal u tahay in dastuurka afti loo qaado 2015-ka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida iyo Maryan Cariif