Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #228

Dhaqanka iyo Hiddaha

Todobaadkan Barnaamijkeena waxa uu ku saabsanyahay sidii gabyaaga Soomaaliyeed ee Xilkaska ahaa uu ugu mashquulsanaa ka fekerka mustaqbalka waxa soo socda iyo waxa laga mudan doono.

Iyo dareenkoodii ku aadanaa ka fekerka waayaha iyo talooyinkii ay dhiibi jireen.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #228