Mareykanka:Godane Ayaan Beegsanay

  • Mohamed Olad

Wasaaradda difaaca ee Mareykanka ayaa xaqiijisay inhogaamiyaha ururka Al-shabab uu ahaa bar tilmaameedka weerarkii ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo adeegsanaya dayuurad Drone ah iyo diyaarad caadi ah ay ku qaadeen koonfurta Somalia habeenkii Isniinta.

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in ay socoto baaris la xiriirta in weerarkaasi lagu dilay Axmed Cabdi Godane iyo in kale.

Warbixin ku saabsan duqeyntaasi halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Pentigonka ee Duqeynta Al-shabab