Martida:Ambassador Cali Saciid Fiqi

Martida: Wasiirkii Hore ee amniga Puntland

Banaamijka Martida & Makaroofanka waxaa todobaadkan marti ku ah Safiirka Somalia ee Midowga Yurub iyo Dalka Belgium Cali Saciid Fiqi, oo ka hadlaya dacwad dhinaca badda ah oo ay Somalia u gudbisay Qaramada Midoobay.

Banaamijka oo dhameystiran waxaad ka dhageysataa halka hoose ee qoraalkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida