Warbixin:Xaaladda Bani-aadnimo ee Somalia

Weli waxaa soo yeereysa qeyla dhaanta la xiriirta xaaladaha bani aadnimo ee ka taagan qeybo ka mid gobolada koonfurta iyo bartamaha Somalia.

Roobab yari, iyo colaado isbiirsaday ayaa geliyay meelo badan oo goboladaasi ka mid ah xalad abaar.

Waxaana meelaha qaar laga soo sheegayaa dad u geeriyooday inkastoo aan tira rasmi ah la heyn.

Wariyeheena Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya dhibaatada bani aadnimo ee ka taagan Somalia.

Warbixinta oo dhageystiran xagga hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Xaaladda Bani Aadnimo ee Somalia