Ganacsatada Bakaraha oo Cabanaya

  • Mohamed Olad

Dhaq dhaqaaqii ganacsiga suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ilaa iyo shalay hakad uu ku yimid, iyadoo ganacsatadu ay ka cabanayaan canshuuro laga qaado.

Cabashada ayaa sidoo kale ka jirtay maanta suuqa labaad ee ugu weyn Mudisho, Suuq Bacaad. Dhinaca kale, dowladda Somalia ayaa sheegtay in cabashadaasi ay soo gaartay isla markaana xal laga gaaray.

Warbixin iyo wareysi la xiriira halka hoose ee qoraalka ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixin iyo wareysi Cabashada Ganacsatada