Somalida Washington D.C. oo Taageeray Safiirka Cusub

Somalida ku dhaqan Magaaladan Washington iyo agagaaraheeda ayaa si weyn u soo dhaweeyay safiirka cusub ee Somalia ay u soo magacowday dalkan Mareykanka, Ambassador Cumar Cabdirashiid muddo 23 sanadood ah ka dib.

Munaasabad weyn oo soo dhaweyntaas lagu muujinayay ayaa xalay waxey ka dhacday gobolka Virginia ee duleedka Washington.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan oo ka mid ahaa Dadkii ka qeyb galay munaasabadda ayaa warbixintan inooga diyaariya, halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Somali D.S oo Soo Dhaweysay Ambassador Sharmarke