Dib u habayn Safaaradaha Somalia.

Visitors are silhouetted against the annual yearend illumination "Winter Fantasia" at Toshimaen amusement park in Tokyo, Japan.

Your browser doesn’t support HTML5

SAFAARADAHA


Golaha Wasiirrada Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa iskugu yimi kulan gaar ah oo lagaga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Dibadda, waxaana wararka ay VOA du helaysaa ay shegayaan in la soo xidhayo safaaradaha Somalia ee ku yaala wadamada ay ka mid yihiin Germany, Burundi, Malaysia, Tanzania, iyo Ruwanda. Isla markaana Xafiisyo haatan u shaqeeya Safaarad ahaan laga dhigi doono Qunsuliyado, Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa Xalay Khadka Telephone ka kula xidhiidhay Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. C/rixmaan Ducaale Beyle waxaanay ugu horayn waydiisay nooca dib u habaynta ay samaynayaan.