Faaqidaadda Ciyaaraha: Maxamed X. Cawad

Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha ee Toddobaadkan waxan kaga hadlaynaa ciyaaryahan naafo ah oo u ciyaara kooxda Hokey-ga ee Ottowa ee dalka Canada. Maxamed Xasan Cawad oo ciyaaryahanka kaliya ee Soomaaliga ee kooxdaas ku jira.

Barnamaijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxamed Xasan Cawad