Wacitaanka: Wasiirka Beeraha Somalia

  • Sahra Abdi

Dowlada Federalka Somalia ayaa ka dhigtey Macluul markale dib uga dilaacda Somalia, kadib markii ay iskaashadeen Roobab yari, Maciishada cunta oo sare martey iyo magaalooyinka qaarkood oo ay Alshabab go'doon galiyeen. Wasiirka beeraha dowlada federalka Somalia, Cabdi Maxamed Baafo ayaa barnaamijka wacitaanka Marti noogu ah oo ka hadlaya

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta hoose ka dhagayso Wacitaanka dhagaystaha