Shabaab oo weerartay Buulo Burde.

Buuloburde

Kooxda Al Shabab ayaa xalay hoobiyayaal ku weerartay Magaalada Buulo Burde.Weerarkaasi ayaa khasaare dhimasho iyo dhaawacba geeystay iyadoo ciidamada Amisom ay gargaar caafimaad u fidiyeen dadkii dhawaca soo gaaray.

Your browser doesn’t support HTML5

BULO BURDE